Akhriso Nuxurka Khudbadii Musharax Maxamed Nuur Gacal u jeediyay Baarlamaanka Galmudug (Daawo Sawirada)

Musharaxa ugu cad cad Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Khudbad uu kaga hadlayay taariikhdiisa iyo waxyaabaha ugu qorsheesan in uu qabto hadii uu guuleesto u jeediyay Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Dr Gacal oo ah Aqoonyahan khibrad siyaasadeed leh ayaa Baarlamaanka Galmudug u jeediyay Khudbad ay aad ula dhaceen, waxa ayna … Continue reading Akhriso Nuxurka Khudbadii Musharax Maxamed Nuur Gacal u jeediyay Baarlamaanka Galmudug (Daawo Sawirada)